« Continue Reading SEKARYAAH 10:3 in the Bible

SEKARYAAH 10:3

  3  Adhijirrada aad baan ugu cadhooday, oo waxaan ciqaabi doonaa orgida, waayo, Rabbiga ciidammadu wuxuu soo booqday idihiisii ahaa dadka dalka Yahuudah, oo wuxuu ka dhigi doonaa sida faraskiisa sharafta leh oo dagaalka ku jira.

Get the App!

Download the FREE Bible.is app for your iPhone, iPad, or Android device.

View in the
App Store