« Continue Reading BOQORRADII LABAAD 20:13 in the Bible

BOQORRADII LABAAD 20:13

  13  Oo markaasuu Xisqiyaah iyagii maqlay oo wuxuu tusay dhammaan gurigii ay yiilleen waxyaalihiisii qaaliga ahaa, kuwaasoo ahaa lacagtii iyo dahabkii, iyo uunsigii iyo saliiddii qaaliga ahayd, iyo gurigiisii hubka, iyo kulli waxyaalihii khasnadihiisa ku jiray oo dhan. Oo Xisqiyaah wax uusan iyaga tusin laguma arag gurigiisa iyo dowladdiisa oo dhan.

Get the App!

Download the FREE Bible.is app for your iPhone, iPad, or Android device.

View in the
App Store