« Continue Reading TAARIIKHDII LABAAD 9:12 in the Bible

TAARIIKHDII LABAAD 9:12

  12  Oo Boqor Sulaymaanna wuxuu boqoraddii Shebaa siiyey wax alla wixii ay doonaysay oo dhan oo ay weyddiisatay, iyo weliba wax ka sii badan wixii ay boqorka u keentay. Markaasay noqotay oo dalkeedii tagtay iyada iyo addoommadeediiba.

Get the App!

Download the FREE Bible.is app for your iPhone, iPad, or Android device.

View in the
App Store